Jubbaland oo Wararkii Ugu Kululaa kasoo saartay Dagaalkii Muqdisho Eedeyna u jeedisay DF 

War saxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu dhaleeceeyay falalkii ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan awooda ciidan ee dowlada u adeegsatay baajinta banaan bixii looga soo horjeeday Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo. Jubbaland ayaa nasiib daro ku tilmaantay in ciidamada dalka ee loogu tala galay in ay la dagaalamaan Al Shabaab loo adeegsado in … Continue reading Jubbaland oo Wararkii Ugu Kululaa kasoo saartay Dagaalkii Muqdisho Eedeyna u jeedisay DF